100 Xabo - Shaatiyo Rag oo Tayo Sare Leh - From China 🇨🇳
📦 Shaatiyo Rag oo Tayo Sare Leh – Bulk Order (100 Xabo)
Waxaan kuu haynaa shaatiyo casri ah oo tayo sare leh, kuna habboon ganacsiyada dharka, dukaamada retail-ka, iyo reseller-yada doonaya alaab muuqaal fiican leh isla markaana faa’iido wanaagsan laga heli karo.
Shaadhadhkani waxay leeyihiin:
✅ Dhar jilicsan oo raaxo leh
✅ Tayo waarta oo ku habboon isticmaal maalinle ah
✅ Midabo kala duwan oo casri ah
✅ Naqshad smart ah oo si fudud loo iibin karo
✅ Sizes: M, L, XL, XXL, 3XL, 4XL, 5XL
📦 Tirada Dalabka: 100 Xabo
💲 Qiimaha Hal Xabo: $4.99
✅ Qiimahaas waxaa ku jira dhammaan kharashaadka
🚚 Ganacsaduhu wuxuu alaabta ku helayaa qiimahaas si toos ah
Midabada La Heli Karo:
🔹 Light Blue
🔹 Navy Blue
🔹 Gray
🔹 White
Ku habboon:
✔️ Dukaamada dharka
✔️ Online sellers
✔️ Reseller-yada
✔️ Bulk trading
📍Ku salaysan adeeg xirfad sare leh casriya.
🛒 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
WidhWidh.com